Madaxweynaha Somalia oo dalab xasaasi ah u diray dowlada Maraykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dowlada Maraykanka ka dalbaday inaan la carqaladeyn xiriirka qotada dheere ee ka dhexeeya labada dal. Farmaajo oo qoraal kooban soo dhigay boggiisa Twitterka ayaa Mareykanka ugu baaqay inuu sii wado la dagaalanka Al-shabaab oo dagaal xooggan kula jira dowladda Soomaaliya iyo taageerada uu siiyo ciidanka xoogga dalka. “Taageerada … Continue reading Madaxweynaha Somalia oo dalab xasaasi ah u diray dowlada Maraykanka